Maxaa ka jira in gaari uu leeyahay Wasiir Abshir Haruuse u gacan galay kooxda Al Shabaab

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada lagu baahiyay warar sheegayay in gaari uu leeyahay wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac (Haruuse) uu u gacan galay Al Shabaab. Wariyaal baraha bulshada wax ku qora ayaa baahiyay in gaari nuuca Hilux-ta loo yaqaan uu leeyahay wasiirka arrimaha dibadda uu u gacan galay Al Shabaab, kaddib … Continue reading Maxaa ka jira in gaari uu leeyahay Wasiir Abshir Haruuse u gacan galay kooxda Al Shabaab